Sarkaal katrisan ciidamada dowladda oo Muqdisho lagu toogtay

Sarkaal katrisan ciidamada dowladda oo Muqdisho lagu toogtay

Kooxo ku hubeysnaa Bastoolado ayaa Isgoyska Suuqa Siinaay ee Magaalada Muqdisho waxaa ay ku dileen Sarkaal ka tirsanaa Ciidamada Minashiibiyada ee dowladda xili uu halkaas ku sugnaa.

Ciidamada ayay u suurta gashay in ay toogtaan mid kamid ah ragii dilka fuliyay.

Al-shabaab ayaa magaalada Muqdisho waxa ay ka gaystaan dilal qorshaysan iyo qaraxyo ismiidaam in ah, kuwaas oo ay la beegsadaan ciidamada dowladda iyo Hotelada ay dagan yihiin mas,uuliyiinta dowladda.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com