G/ Sare Cabdullaahi Gaafaa Kaarshe oo ka mid ah saraakiisha Puntland ayaa dadka Soomaliyeed ugu baaqay in dalkooda ay ka difaacdaan cadawga soo hujuumaya gaar ahaan Kenya oo dad shacab ah markii labaad qeybna ku laysey Gedo qeyb ku afduubatay.
Wuxuu sheegay Cabdullaahi Gaafaa in laga xun yahay heshiiska Soomalida gaar ahana la diidan yahay in hogaamiyaasha Soomalidu ay iyagu kaligood masiirka dalkan ka tashadaaan.
Hoos kaga bogo.
G/ Sare Cabdullaahi Gaafaa Kaarshe oo ka mid ah saraakiisha Puntland ayaa dadka Soomaliyeed ugu baaqay in dalkooda ay ka difaacdaan cadawga soo hujuumaya gaar ahaan Kenya oo dad shacab ah markii labaad qeybna ku laysey gedo qeyb ku afduubatay Wuxuu sheegay Cabdullaahi Gaafaa in laga xun yahay heshiiska Soomalida gaar ahana la diidan yahay in hogaamiyaasha Soomalidu ay iyagu kaligood masiirka dalkan ka tashadaaan.Cabdi Xakiin Xuseen Xassan Ayuu u waramay
Posted by Radio Daljir on Sunday, September 27, 2020
COMMENTS