SAWIRRO-Maxkamadda ciidanka qalabka sida ee Puntland oo xukumo ku ridey hub iyo shaqsiyaad.

Boosaaso, Nov 20 2016-Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ee Puntland ayaa  Maanta Magaalada Bosaaso Waxa ay ufariisatay Dacwad ciqaabeed lidi ku ah  Maxaabiis ku eedeesnayd  in ay ka tirsanaayeen Kooxda Daacish ee soomaaliya Kadagaalanta.

Maxaabiistan  ayaa Tiradoda waxa ay Gaaraysay 8 maxbuus  labo kamid ah waxa ay  Maxkamadu ku xukutay  Dil Toogasho ah  sida uu ku dhawaaqayo Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee puntland  Kornay CabdiFataax Xaaji Aadan.

SAWIRRO

vlcsnap-2016-11-20-14h12m42s890vlcsnap-2016-11-20-14h12m59s468

 

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com