Maqaaxi laga cunteeyo oo ku taala kasoo horjeedka Wasaaradda dhalinyarada iyo Cayaaraha ee Soomaaliya ku leedahay magaalada Muqdisho oo lagu magacaabo Italian Coffee ayaa Waxaa ka dhacay qarax xoogan oo loo adeegsaday gaari.
Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helnay laamaha caafimaadka gobolka Banaadir ayaa sheegaya in shan ruux ay kudhinteen qaraxaasi ayna ku dhaawacmeen dabadan, taasi oo sii kordhin kadha khasaaraha dhimashada.
SAWIRO
COMMENTS