Wararkii ugu dambeyeey ee Kuso dhacaya Warqabadka Radio Daljir ayaa sheegaya in Saxixa Ridida Guddoomiye Jawaari uu marayo 193 Xildhibaan,iyado Guddoomiye Jawaari uu ku Qasbanyahay in si sharaf leh uu xilka uga dago ,maadama Tiradda xildhibaanada Mooshinka saxiixay aad u badanyihiin.
Jawaari ayaa ku adkaysanaya in koromka Xildhibanada uusan ahayn mid Buuxa,iyado Madaxweynaha Dowladda Federaalka Somaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo uu maanta uu bajiyeey Kalfadhigi Barlamaanka ee looga doodi lahaa Mooshinka Jawaari.
COMMENTS