Saxiixayaasha Xildhibaanada Galmudug oo maanta la xareeyey (Sawiro)

Saxiixayaasha Xildhibaanada Galmudug oo maanta la xareeyey (Sawiro)

Guddiga Farsamada ee doorashada Galmudug ayaa  maanta xareeyay  liiska Odayaashii soo xuralaya baarlamaanka  cusub Galmudug.

Odayaasha ayaa waxaa ay guda galayaan hannaanka soo xulista xildhibaannada oo qayb ka ah dhameystirka dhismaha Galmudug loo dhanyahay.

Guddoomiyha Guddiga farsamada Maamul u dhisidda Galmudug ayaa Odayaasha saxiixayaasha kula dardaarmay in ay si cadaalad ah ay u soo xulaan xilldhibaanada Baarlamaanka Galmudug.

Sawiro.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com