Seattle: Saddex ruux ayaa ku dhintay mid kalena wuu ku dhawacmay kaddib shil gaari oo ay galeen dhalinyaro Soomaaliyeed

Seattle: Saddex ruux ayaa ku dhintay mid kalena wuu ku dhawacmay kaddib shil gaari oo ay galeen dhalinyaro Soomaaliyeed

Seattle, Washington, USA | Saddex ruux ayaa ku dhintay mid kalena wuu ku dhawacmay kaddib shil gaari oo ay galeen dhalinyaro Soomaaliyeed ee magaalada Seattle, carriga Mareykabka. Waxaa shilka Daljir uga warramay wariye Cabdiraxmaan Geele oo Daljir Seattle ka tirsan wuxuuna u warramay wariye Madar.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com