Senataro la kulmay Madaxda Wasaaradda Waxbarashada Puntland (Daawo)

Senataro la kulmay Madaxda Wasaaradda Waxbarashada Puntland (Daawo)

Waxaa maanta xarunta Wasaaradda Waxbarashada Puntland ee magaalada Garowe, ka dhacay shir u dhaxeeyay Senataro katirsan aqalka sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya iyo mas’uuliyiinta wasaaraddaas.

Shirkan ayaa looga hadlay xaaladda dalka iyadoo warbixin guud laga dhagaystay mas’uuliyiinta wasaaradda.

Faahin dheeraad ah waxaa kulankaas ka bixiyay Wasiir dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Puntland Cabdullaahi Xasan Rooble iyo Senator Cabdiraxmaan Farole.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com