Laba qoys oo ayaa ka barakacay xaafadaha u dhow xeebta magaalada Bosaso ee xarunta gobolka Bari, kadib markii ay baddu kacday.
Maamulka degmada Bosaso ayaa ka qaybgalay daad guraynta shacabka, waxaana ay kusoo beegmaysaa iyadoo duufaanta AO1 ee xeebaha Badda Cas laga dareemay deegaamada xeebaha ee Puntland.
Hoos kadhagayso warbixinta
COMMENTS