Shacabka Caabudwaaq oo soo dhoweeyey isu furanka magaalada (dhegayso)

Shacabka Caabudwaaq oo soo dhoweeyey isu furanka magaalada (dhegayso)

Qaybaha kala duwan ee bulshada ku nool magaalada Caabudwaaq ayaa soo dhaweeyay isbadalka ammaan ee ka jira magaalada iyo howlgallada ciidamada amaanka ay kula dagaalamayaan hubka darci darrada ah.

Madaxwaynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo dhowaan booqday Caabudwaaq ayaa heshiisiiyay beelaha deegaanka wada degan oo colaad ay ka dhaxaysay, taasi oo sababtay inaan la isku gudbin magaalada oo ay kala xirnaato.

Warbixin arintaas ku saabsan waxaa Daljir Caabudwaaq kasoo jeedinaya Cumar Lakiman.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com