Shacabka Garoowe oo ka hadlay hadalki khayre ee doorashadda 2021 (dhegayso)

Shacabka Garoowe oo ka hadlay hadalki khayre ee doorashadda 2021 (dhegayso)

Xilli raiisal wasaaraha Soomaliya u dhawaan sheegay in doorasho ay dalka ka dhacayso ayaa hadalkiisi noqday mid saameyn yeeshay waxaana inta badan dadka Soomalidu ay u soo dhaweyeen si weyn .

Shacabka Garoowe ayaa ka mid ah dadka taageeray hadalkaas iyagoo qaarkood ay qabaan in hadalka raiisal wasaaruhu uu aha amid xaalad lagu dajinayo ama mucaaarad lagu sii jeedinayo hadaadoodiina waxaa ka mid aha.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com