Shacabka kunool magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland ayaa siweyn u soo dhoweeyey go’aankii Puntland ka qaadatay xuluufada Sucuudiga iyo Qadar, iyadoona shacabka codkooda kadhiibtey Daljir intoobadan isku raaceen in Puntland aysan cidna ka haybaysanayn wixii danteeda ah.
DHEGAYSO
Audio Player
COMMENTS