Shacabka ku dhaqan Magaalada Bosaaso oo ka qayb qaadanaya Barnaamijka Muuqaalka Bulshada oo looga hadlayay maanta kor uqaadista wax soo saarka dalka iyo shaqo abuurka dhalinyarada ayaa dowladda iyo ganacsatada ugu baaqay in xooga lasaaro lana dhiiri galiyao wax soo saarka dalka sida Beeraha iyo warshadah ,si dhalinyarada ay shaqo abuur ugu noqoto oo ay uga baaqsadaan tahriibta.
COMMENTS