Shacabka ku dhaqan degmada Qandala ee Gobolka Bari ayaa soo dhaweeyay safarka Madaxweynaha uu ku marayo deeganada Puntland ee uu ugu kuurgalayo xaalada ay ku sugan yihiin dadka dagan deegaanadaasi
Shacabka ku nool degmada Qandala ayaa Madaxweynaha waxa ay ugu baaqeen in ay uu soo gaaro degmada , waxayna daljir ugawarbixiyen Baahiyaha ka jira degmada oo ay tabayaan dadka ku nool halkaasi.
Waxa ay dadka degmada sheegeen in aysan degmada Qandala lahayn Goobo caafimaad Waxbarasho iyo Biyo toona.
Hadaba wariye Xasan Heykal ayaay Qadka Telfoonka ugu Warameen .
COMMENTS