Qaar kamid ah shacabka Magaaladda Muqdisho oo la hadlayeey Radio Daljir ayaa siyaabo kala duwan uga falceliyeey doorashadda Soomaaliya iyo khilaafka hareyeey qaar kamid ah siyaasiyiinta gobaladda Waqooyi.
Wariye Cabdiraxmaan Waaberi ayaa warbixintan soo jeedinaya.
COMMENTS