Shacabka oo ka hadlay guddiga madaxwayne Farmaajo ee wada-hadalada Somaliland (dhegayso)

Shacabka oo ka hadlay guddiga madaxwayne Farmaajo ee wada-hadalada Somaliland (dhegayso)

Qaar ka mid ah shacabka Soomaaliyeed oo lasoo xiriiray warbaahinta Daljir ayaa siyaabo kalle duwan uga hadlay guddigii madaxwaynaha dowladda faderaalka Maxamed Cabdulaahi Farmaajo uu usaaray wadahadalka ay dowladda kula jirto Somaliland.

Guddiga madaxwayne Farmaajo uu magacaabay ayaa isugu jiray siyaasiyiin aqoon u leh arrimaha diblumaasiyadda, siyaasadda Soomaaliyana siwayn ugu soo jiray muddo dheer.

Arrimaha wadahadalkan ku cusub ayaa waxaa ka mid ah in guddiga dhanka dowladda sidoo kalle loo xilsaaray dhab u heshiisiin, si loo qanciyo tabashada Somaliland.

 

Hoos kadhegayso aragtiyaha shacabka

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com