Qaar kamid ah shacabka Puntland oo ka qayb galayey Barnaamijka Muqaalka Bulshada oo subax walba ka baxa Radio Daljir ayaa arragtiyo kala duwan kabixiyeey in dowladda Somaaliya dib u furto dulimaadka caalamiga ah sido kalana laga saaro dulimaadyada kuwa qaadka keena dalka ee kenya.
Wariye Hodan Sulub ayaa Warbixin ka diyaarisay.
COMMENTS