Muddooyinkii ugu dambeeyay Baraha bulshada waxaa si aad ah uqabsaday Qormo BBC ay kasamaysay Mid kamid ah safaradii ugu waynaa ee Famaajo uu ku maray Deegaano katirsan Puntland.
Qormadaas ayaa ciwaan looga dhigay “Madaxwayne Famaajo Miyuu ubareeray Halista Galgala?”, waxaana dad badan ay ku tilmaameen hadal gaf ah oo ka dhacay BBC-da qaybta Afka Somaliga.
Hadaba Cumar Lakiman oo ku sugan Daljir Boosaaso ay warbixintaan ku eegaya Jawaabta laga bixiyay Qormada BBCS-da.
FAALLOOYIN & FALCELIN