Guddoomiyaha Xaafadda Horseed Garoowe Muxuba Maxamuud Yuusuf ayaa sheegtay in Guddoonka cusub ee Baarlamaanka Puntland ay yihiin kuwii dadka Puntland u baah-naayeen xilligaan .
Muxubo ayaa tilmaamtay in dadka Puntland ay diyaar u yihiin inay la shaqeeyaan Madaxweynihii la doorto kaas oo ay ka filayaan inuu la shaqeeyo horumarinta Puntland ,iyo isku xirka Soomaaliya iyo Puntland .
COMMENTS