Shacabka Puntland oo soo dhaweyeey wadahadalada DFS iyo Maamulka Somaliland (dhegayso)

Shacabka Puntland oo soo dhaweyeey wadahadalada DFS iyo Maamulka Somaliland (dhegayso)

Qaar kamid ah shacabka Puntland oo ka qayb galayeey Barnaamijka Muqaalka Bulshadda ee Radio Daljir ayaa soo dhaweyeey wadahadaladda Maanta Jabuuti uga furmaya Maamulka Somaliland iyo Madaxda DFS.

Wariye Hodan Sulub Diini ayaa warbixintan Gaalkacyo ka diyaarisay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com