Shacabka qardho oo soo dhaweyaay imaansha Puntland ee Madaxweyne Farmaajo (dhegayso)

Shacabka qardho oo soo dhaweyaay imaansha Puntland ee Madaxweyne Farmaajo (dhegayso)

iyado wali uu ku suganyahay Magaaladda Garowe ee caasimadda Puntland Madaxweynaha DFS maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa waxaa siyaabo kala duwan uga hadlay shacanka Puntland.

Qaar kamid ah dadweynaha Magaaladda qardho oo la hadlay Radio daljir ayaa shegay in ay soo dhaweynayaan imaansha Puntland ee Madaxweyne Farmaajo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com