Waxaa maalinta berito ah la filayaa in uu ka furmo magaaladda kismaayo ee xarunta Maamulka Jubbaland shirka maamul gobaleedyada ,kaas oo looga hadli doono arimaha maamul gobaleedyada iyo xirirka u dhexeya iyaga iyo dowladda federaalka Somaaliya.
Qaar kamid ah shacabka qardho oo maanta la hadlay Radio daljir ayaa sheegay in ay si wanaagsan u arkaan shirkaas isla markaana natiijo wanaagsan ay ka filayaan qodobada kasoo baxa.
Maxamuud Fantastic ayeey u warameen
COMMENTS