Shacabka Xarfo oo Barnaamij isku Tashi ah ku dhisaya Cisbitaalka degmadaas (Sawiro)

Shacabka Xarfo oo Barnaamij isku Tashi ah ku dhisaya Cisbitaalka degmadaas (Sawiro)

Qaar kamid ah shacabka Magaaladda Xarfo ee gobalka Mudug ayaa bilaabay Barnaamij isku tashi ah taas oo ay shacabku kaga qayb qadanayaan waxay awoodan Cisbitaal degmaddas yeelanayso.

Maamulka degmadda Xarfo ayaa ugu baaqay shacabka dal iyo dibadba in laga qayb qaato dhismaha cisbitaalkaas oo meel wanaagsan maraya xiligan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com