iyado tan iyo Markii Maamulka Somaliland la Wareegeen degaanka Tukaraq ee gobalka sool ay jirtay Xiisad u dhaxaysa Puntland iyo Somaliland,ayaa Waxaa Wararka sheegayan in shacabkii degaankas ku dayacanyihin duleedka Tukaraq.
Maxamuud shire nuur wuxuu ka mid yahay waxgaradka tuulad tukaraq ee gobolka Sool wuxuu Radio daljir u sheegay in dadkaas ay haysato xaalad bini,aadantinimo,isago ku baaqay in la caawiyo dadkaas Rayidka ah
COMMENTS