Shan qof oo Coronavirus looga Shakiyay oo lagu karantiilay Garoowe (dhegayso)

Shan qof oo Coronavirus looga Shakiyay oo lagu karantiilay Garoowe (dhegayso)

Wasiir ku xigeenka caafimaadka Puntland C/naasir Yusuf Xaaji oo Garoowe kula hadlay warbaahinta dawladda ayaa sheegay inay hayaan shan qof oo looga shakisan yahay xanuunka qaarkoodna calaamadihii lagu arkay xanuunka Corona 4 qof ajanabi ah iyo qof Soomali ah baaritaana lagu sameyn doono uuna soo bxi doono maalmaha soo socda warkaasi .

Wasiir ku xigeenka ayaa uga digay dadka wax ku qora barasha bulshada inaysan qorin wax aysan hubin bulshadana aysan marin habaaabin.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com