Shaqaala Puntland oo Maanta la Fasaxay (dhegayso)

Shaqaala Puntland oo Maanta la Fasaxay (dhegayso)

Maanta waa 1 May waa maalinta shaqaalaha Aduunka,waxaana maanta oo kale la fasxaa shaqaalaha aduunka ,iyado saas darteed Puntland maanta ay fasaxday Shaqaalaha dowladda iyo kuwa Hay’addaha ka howlgala ee degaanadda Puntland.

Wasiirka shaqadda shaqaalaha iyo Cayaaraha Puntland Cabdiraxmaan Sheekh Axmed oo waraysi xalay siyaay Radio daljir ayaa sheegay in Guud ahaan la fasaxay shaqaalaha Puntland,isago sheegay inay rajeynayaan inay farxad la qaatan qoysaskooda.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com