Agaasimaha Guud ee Wasaaradda shaqadda,shaqaalah iyo Caayaraha Puntland Axmed Tigaana oo Waraysi siyeey Radio Daljir ayaa sheegay in Berito oo Sabti ah la fasaxay shaqaalaha Puntland,maadama ku began 1 Bisha Muxaram ee Hijirayada Islaamka (1_1_1441)
Tigaana ayaa sheegay in dhamaan la fasaxayo shaqaalaha dowlaiga ah iyo kuwa dowliga ahayn ee u shaqeeya Hay’adaha ka howlgala Puntland.
Hoos ka daawo.
COMMENTS