Ugu yaraan todobo ruux oo u shaqaynayey hay’ada samafalka ee lagu magacaabo GREDO ayaa lagu afduubtay inta u dhaxaysa Daynuunaay iyo Baydhabo ee Gobolka Baay, waxaana la rumaysan yahay inay ka dambeeyaan ururka Alshabaab.
Cabdiraxmaan Xasan Cabdi oo kamid maaulka degmada Buur-hakabo ayaa Radio Daljir usheegay inay shaqaalahaasi ay aftduubten Al-Shabaab Zubeyr Shikh Cabdi ayuu uga waramay afduubka shaqalahaasi ?
DHEGAYSO
COMMENTS