Shaqaallaha DFS oo la fasaxay Cabsi laga qabo Cudurka Coronavirus

Shaqaallaha DFS oo la fasaxay Cabsi laga qabo Cudurka Coronavirus

Warqad ka soo baxday Xafiiska wasiirka shaqada iyo Arimaha bulshada Dowlada Federaalka soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in la fasaxay shaqaalaha Rayidka, marka laga reebo Agaasimayaasha laga bilaabo maanta oo khamiis ah taariiqdana ay ku beegan tahay 19-bisha 3aad sanadka 2020-ka si looga hortago faafista Cudurka Coronavirus.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com