Dhalinyaradii ka shaqayn jidhey ururinta lacagta gaadiidka dadweynaha gaar ahaan nooca Bii’eelka looyaqaan ee magaalada Boosaaso ayaa waxa ay ka cabanayaan mulkiilayaasha gaadiidkaasi oo la wareegey shaqadoodii, waxaa warbixin xiisaleh ka diyaariyey Xasan Haykal.
DHEGAYSO
COMMENTS