Soomaaliyawaxaaxilligan la joogokahawlgalaHay’addoiyoShirkadofarabadanooAjanabi ah kuwaasooqaarkoodkuhawlgalaUjeedooyinSamafaliyoGanacsiintaba.
Hay’adahaniyoShirkadahanwaxaa u shaqeeyashaqaaleAjaaniib u badanoosijoogta ah uguxilsaaranmashaariicdagudahawadankakasocdaiyagoosijoogta ah ugutakrifalaAwoodahashaqo, Shuruucdawadankanakutunta.
Hadabawaxaamuhimiilamuuqatay in aanbulshadaSomaliyeediyoMamulladawadanka la wadaagoqodobadanhoosesimustaqbalkadhaw wax loogaqabto.
- ShaqaalahanAjaaniibta ah kamadiiwaangashanadalka, manahaystaandocumentigaogolaanshiyaha in ay wadankakashaqeeyaan(WORK PERMIT)oo ay bixisoWasaaradaShaqadaiyoShaqaalaha, manarajaynayaan in ay isdiiwaangaliyaanamasharciyadaasiqaataan.
- TaasbadelkeedaWadankawaxaykujoogaanDAL-KU-GAL halmar ah (SINGLE ENTRY VISA) intabadanna ma cusboonaysiistaan. Qaarkoodna wax documentiahbamabasooqaataanmarkaywadankaimaanayaanoowaxayaiportyadakusoomaraanlaaluushiyoFarsamooyinhooseoo ay dad Soomaali ah kalashaqaynayaan.
- Jagooyinka ay hayaanwaxay u badanyihiinkuwo ay qabankaraanmuwaadiniintasoomaaliyeedsidaCleaner, Assistant, Officer, Coordinator, Manager IWM.
- WaxayqaataanMushaaraadfarabadanoo u dhexeeya$5,000 ilaa 10,000iyowixiikabadanbishii, manabixiyaanhabayaraatee wax canshuur ah, halkadawladu ay canshuurtomusharaadkashaqaalahamuwaadiniintaSoomaliyeedooaadiyoaadugayarMushaaraadkaAjaaniibtawadankakashaqaysa ay qaataan.
- Waxaajiradhalinyarofarabadanoo wax kusoobartayJaamacadahadalkaiyodibadaooshaqola’aan ah, taasinawaxaasabab u ah ShaqaalahaAjaaniibta ahookushaqeeyajagooyinkii ay qabanlahaayeenmuwaadiniintaSoomaaliyeed, taasoosababtay in dhalinyarofarabadan ay wadankakatahriibaanama ay kubiiraanururadaxag-jirka ah eewadankakadagaalama.
Hadaba, waxaalagamamaarmaan ah in dawladaSoomaaliyeediyoMaamuladadalka ay u tooghayaanarrintanwaxnakaqabtaansifursad loo siiyomuwaadiintaSoomaaliyeedeewadanka wax u soobartay.
DhalinyaradaSoomaaliyeednawaxaa la gudboon in aysanaqbalin in arrintusidaaskusiisocotooosijoogta ah ulashaqeeyaandawladasi wax loogaqabto, isbadelna loo sameeyo.
F.G:Hadiialleidmowaxaansidoo kale maalmahasoosocdaidiinsoogudbindoonaaxogintaasdheerooarrintan la xiriira, siqotodheernaugahadlaysaHay’adaha ay u shaqeeyaanTiradaugubadaneeshaqaaleAjaaniib ah guudahaanSomaliyagaarahaannaMaamul-gobolleedyadainta ay noosuurtagasho, Hay’addahasidajoogtada ah u baalmaraShuruucdawadankaiyociddakugarabsiiya, Sababahahorseedafashilkamashaariicdalagafuliyowadankaiyosiijiritaanla’aantoodataasoohorseeda in uusanwadnkumarnakabixinxaaladdegdeg ah, Canshuuraha, Ganaaxyadaiyodhaqaalaha kale eewadankulahaaeekubaaqdashaqaalahaajaaniibta ah ,Xafiisyadadawladeedeekagaabiyayfulitaanla’aantawaajikasharcieekaunkamayaarrimanaankorkusooxusnay.
Fiiro Gaar ah Faaladu waa fikirka Qoraaga,marnaba kama turjumayso arragtida Radio daljir
——
Hadaba la socoqaybahadambeeexogtan.
W/Q: Mustafa Hassan
COMMENTS