Madaxweyne Shariif Xasan ayaa magacaabay maanta 54 wasiir kadib cadaadis kaga yimid baarlamaanka maamulkiisa Magacyada wasiiradan waxaa ku jira rag hore oo hoggaamiye kooxeed ahaa caanna ka ahaa Koonfur galbeed.
DHEGAYSO
COMMENTS