Sheekh Cabdixaafid Cali,”Qabashada Gacan Ku Dhiigluhu Waa Horumar iyo Kalsooni Ciidan” (dhegayso)

Sheekh Cabdixaafid Cali,”Qabashada Gacan Ku Dhiigluhu Waa Horumar iyo Kalsooni Ciidan” (dhegayso)

Guddoomiyihii hore gobolka Bari Sheekh Cabdixaafid Cali Yusuf ayaa ka hadlay dilkii dhowaan loogu gaystay marxuum Khalar Ismaaciil guddoomiye kuxigeenkii hore ee gobolka Bari oo ay soo wada shaqeeyaan.

Sheekh Cabdixaafid ayaa geeska kale bogaadiyay soo qabashada gacan ku dhiiglihii dilkaasi gaystay oo ay soo qabteen ehealdiisa , waxaana uu sheegay tilaabooyinkan oo kale bulshada nabad iyo hormarbaba ay ku heli karaan.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com