Sheekh Daad: “Danta guud in loo midoobo shareecadaa ayaa nafaraysa, masaaliixda caamka ahna dowladda Puntland ayaa u xilsaaran” (dhegayso)

Sheekh  Daad: “Danta guud in loo midoobo shareecadaa ayaa nafaraysa, masaaliixda caamka ahna dowladda Puntland ayaa u xilsaaran” (dhegayso)

Sheekha Axmed Yuusuf Daad oo kamid ah Culimada Puntland oo hadal ka jeediyay kulankii Madaxweyne Deni iyo bulshada Bosaaso ayaa ka hadlay midnimada umada iyo in laga wada shaqeeyo danta guud.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com