Sheekh Daahir Aw Cabdi oo ka mid ah culimaa’udiinka Puntland ayaa shalay xili uu ka qayb galayay shirkii nabadaynta ee ka furmay Qardho ayaa wuxuu Oromada dadka laynaysa ee Itoobiya uu ugu baqay in ay jojiyaan dilalka dadka Soomaalida ah ay ku hayaan, waxaana dhowaan baraha bulshada lagu faafiyay nin Soomaali ah oo ay faas ku dilayaan qowmiyadda Oromada ee Itoobiya.
COMMENTS