Sheekh Nuur Baaruud: “Xildhibaankii Mooshin Keena waa Garaacaynaa illaa uu ka Suuxo” (daawo)

Sheekh Nuur Baaruud: “Xildhibaankii Mooshin Keena waa Garaacaynaa illaa uu ka Suuxo” (daawo)

Mid ka midah culumada caanka ka ah dalka Soomaaliya ayaa waxaa uu dhaar ku maray inay Guryahooda ugu geli doonaan oo ay Garaaci doonaan Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliyeed ee isku daya inay keenaan Mooshin lagu ridaayo Dowlada Soomaaliya asagoona ka digay in arintaas lagu dhaqaaqo.

Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ka mid ah Culumada Waa weyn ee dalka Soomaaliya oo dhawaantaan ka hadlaayey kulan dhaqaale loogu Uruurinaayey Ciidamada Dalka Soomaaliya ayaa Kulankaas waxaa uu ka Sheegay in dalka Soomaaliya ay horumarkiisa ay dib u dhigeen Xildhibaano Caadeystay inay dowlada walba oo la soo dhiso ay ka keenaan Mooshin lagu ridaayo ayadoo ujeedkooduna uu yahay si loo siiyo lacag Laaluush ah.

DAAWO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com