Madaxwaynihii hore ee Sooomaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa wax aan wanaagsaneyn ku tilmaamay sida ay Dawlada Federaalka Soomaaliya u wajaheyso Faragelinta Itoobiya ay ku heyso Soomaaliya iyo sida ay uga hortageyso ka dib warsaxaafadeed uu soo saaray .
COMMENTS