Shiikh Cabdinuur Saleebaan Shire oo kamid ah culumada Puntland oo nagu soo booqday Daljir Garoowe ayaa ka dardaarmaya xaaraantinimada laaluushka waqtigan doorashada ee Xildhibaanada Puntland iyo kan Madaxweynaha.
Shiikha ayaa kula dardaarmay culumada Puntlad in ay soo faragaliyaan waxa maanta ka socda Puntland, lana keeno dad waddaniyiin ah oo Alle ka baqaya, ummaddana laga ilaaliyo kuwo aan bixin mushaarkii shaqaalaha dowladda.
Hoos ka dhegayso.
COMMENTS