Waxaa shalay Dhuludug soo gaaray Shiikh Kenyaawi, asaga oo sheegay in uu u yimid barnaamijkii salkiisu ahaa “Cafi Walaalkaa.”
Shiikh Kenyaawi oo aan weydiinay in ay jiraan meelo kale oo uu Puntland ka tegi doono ayaa ku jawaabay “dowladda Puntland ayaan marti u nahay … arrinkayga waxaa gacanta ku haya Madaxtooyada Puntland iyo culimaa’u-diinka.”
Waxaa Shiikha waraysatay Jaamac cRaxmaan. Hoos kaga bogo.
COMMENTS