Degmadda Cagaaran ee Gobalka Mudug waxaa ka dhacay shil gaari oo khasaare geeystay kadib markii ay isku dhaceen laba gaari oo mid yahay gawaarida somaalidu u taqaan Markeed iyo Borobakis,kaas oo khasaare geeysta,
Guddoomiyaha Degmadda Cagaaran Nuur Cabdisamad Xasan oo Waraysi gaar ah sinayeey Radio Daljir ayaa sheegay in shilkaas uu ku dhintay hal ruux 7 qof oo kalena ay dhawaac soo gareen.
Hoos ka dhegayso.
COMMENTS