Shirkan ayaa ku saabsanaa biloowga dhismaha dekedda Garacad iyo saami qaybsiga, waxaana ka qaybgalay maamulka degmadda Gaalkacyo, kan gobalka, aqoonyahano, nabadoono iyo qaybaha kala duwan ee shacabka magaalada Gaalkacyo.
Warbixinta waxaa madasha shirka ka soo diray Maxamed Lakiman.
Hoos ka dhegayso.
COMMENTS