Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiweli Gaas iyo Raysal Wasaare hore Cumar Cabdirashiid oo war ka soo saaray waanwaantii ay ka wadeen Puntland ayaa soojeediyey:
1. In la joojiyo dastuur furista
2. In la qabto doorashooyinka ka dhiman gobolka Nugaal
3. In doorashada Madaxweynaha Puntland aysan dhaafin 8da Janaayo 2024.
COMMENTS