Magaalada Garoowe waxaa uga furmay masuuliyiinta shan wasaaradood oo Xukuumadda Puntland ka tirsan shir looga hadlayo xeerka maaraynta dhulalka Magaalooyinka Puntland kaasi oo muddo dheer soo jiitamayay .
Waxaa shirkaan qabashadiisa iyo maal-gelintiisa iska kaashanaya Dawladda hoose ee degmada Garoowe iyo Hay’adda UNHABITAAT .
Wariye Axmed Sheekeeye ayaa warbixintaan ka diyaariyay shirkaasi .
COMMENTS