Caasimadda Somaaliya ee Muqdisho waxaa maanta lagu soo gabagabeyeey Shir waddatashi ah ,kaas oo looga hadlayaay Amniga Muqdisho,iyado shirkaas ay ka qayb galeen masuuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka iyo saraakisha Amniga.
Wariye Cabdiraxmaan Waaberi ayaa Muqdisho Warbixintan kaso diray.
COMMENTS