Shir looga Arinsanayo dhismaha wadada Caluula iyo kalabayr oo Bosaaso ka furmay (dhegayso)

Shir looga Arinsanayo dhismaha wadada Caluula iyo kalabayr oo Bosaaso ka furmay (dhegayso)

Shirkan oo ay kaso qayb galeen waxgaradka iyo Aqoonyahanada degaanada Caluula iyo kalabayr ayaa looga hadlayaay sidii loo dhisi lahaa wadada la dhagax dhigay ee Caluula iyo kalabayr ,taas oo dadka degaanka Baahi u qabaan.

Guddoomiyaha degmadda Ufayn ee Gobalka Bari Cali jaamac Jabiriil Muuse oo Radio daljir la hadlay ayaa ka hadlay shirka maanta ka furmay Bosaaso iyo ujeedkiisa.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com