Shir looga hadlayo Baracayaasha oo ka furmay Muqdisho

Shir looga hadlayo Baracayaasha oo ka furmay Muqdisho

Waxaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho shir wadatashi oo ay wada leeyihiin maamulka gobolka Banaadir, wasaaradda arimaha gudaha iyo hay’adaha caalamiga, sidoo kalena lagu casuumay wakiilo kasocdo dowlad goboleedyada.

Kulanka ayaa waxaa diiradda lagu saarayaa xaaladda barakacayaasha Muqdisho kusoo laabanayay sanadihii lasoo dhaafay, kuwaasi oo ka yimid deegaamada abaaraha ay ku dhufteen ee koonfurta Soomaaliya.

Arimaha diiradda lagu saarayo ayaa waxaa ka mid ah dib u dejinta barakacayaasha iyo sidii loo gaarsiin lahaa adeegyada arimaha bulshada muhiimka u ah, waxaana la filayaa in warsaxaafadeed laga soo saaro.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com