Waxaa ka furmay magaalada Muqdisho kulan diiradda lagu saarayo ganacsiga dalalka Soomaaliya iyo Talyaaniga iyo wax is dhaafsiga labada dal.
Kulanka ayaa waxaa ka qaybgalay ganacsato iyo masuuliyiin katirsan labada dal.
Talyaaniga ayaa doonaya inuu Soomaaliya ka qaato dalagyada beeraha dalka kasoo go’o.
Wasiirka ganacsiga Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sii faahfaafhiyay nuxurka kulanka kasoo baxay.
COMMENTS