Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda dalka waxaa ka furmay gordhawyd shir gaar ah oo u dhaxeeya maamul gobaleedyada Puntland,Hiirshabeele,Galmudug & Koonfur galbeed.
Shirkan gaarka ah ayaa looga hadlaya sidii xal loogu heli lahaa Arrimaha doorashooyinka.’
COMMENTS