Magaaladda Muqdisho waxaa hadda si rasmi ah uga furmay shir u dhaxeeya Madaxda maamul gobaleedyadda iyo beesha Caalamka,kaas oo looga hadlayo Arrimaha doorashooyinka iyo sidii xal looga gaari lahaa arrimaha khilaafka doorashadda.
Kulanka oo sido kale ay ka qeybgalayaan Madaxweyneyaasha Puntland, Galmudug, Hirshabeelle, Jubaland iyo Koonfur Galbeed ayaa looga hadlaya marxaladda dalku marayo gaar ahaan doorashada .
COMMENTS