Shir Nabadeed oo ka Furmay Magaaladda Cabudwaaq (dhegayso)

Shir Nabadeed oo ka Furmay Magaaladda Cabudwaaq (dhegayso)

Magaaladda Cabudwaaq ee gobalka Galgaduud waxaa maanta ka furmay shir Nabadeed,kaas oo u dhexeeya Beelaha walaalaha ah ee wadda dagga gobalka,waxaana looga hadlayaay Shirka xal u helida dagaaladda soo noq noqda.

Wariye Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa Warbixintan Cabudwaaq kaso diray

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com